Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gabdhaha da'da yar ee lagu dilayo London oo soo badanaya


London

Gabadh da’yar oo toddobaadkan lagu diley guryo ay ardeydu degto oo ku yaalla bartamaha magaalada London ayey booliiska Britain ku magacaabeen Sabita Thanwani.

Gabadhan oo da’deedu ahayd 19 jir ayaa meydkeeda laga helay qolkii ay deganayd iyada oo ay ku yaalaan dhaawacyo kasoo gaaray qoorta dabayaaqadii toddobaadkan. Waa gabadhii saddexaad ee muddo kooban lagu khaarajiyey London.

Warbxin ammuurtaas ku saabsan waxa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOA-da ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Gabdhaha da'da yar ee lagu dilayo London oo soo badanaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:50 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG