Columbus —
Waxaa magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalka Maraykanka lagu aasay laba dhallinyaro ah oo Soomaali ah.
Allah ha u naxariistee Cali Dirir oo ahaa wiil dhalinyaro ah ayaa toogasho ku dilay Aasiya Muse, kadibna isaga ayaa is-toogtay, sida ay sheegeen Booliska.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Ohio ka soo diray weriyaha VOA Cabdikaafi Yuusuf Aadan.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal