War Deg-Deg ah

Gaajo daran oo laga soo sheegayo gobolka Tigray ee Itoobiya

Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, oo ay dagaalo ka dhaceen sanado ka hor, ayaa hadda nabad ah, balse gaajo xooggan ayaa ka jirta taas oo gallaafatay caruur tiro badan.

Warbixintan oo ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press, waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Gaajo daran oo laga soo sheegayo gobolka Tigray ee Itoobiya

No media source currently available

XS
SM
MD
LG