Washington —
Saraakiisha ammaanka ee Maraykanka ayaa walaac ka muujiyay taageerada sii kordhaysa ee kooxda Daaciish iyo weeraro ka dhici kara gudaha Mareykanka.
Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo ay jiraan hanjabaado isdaba joog ah oo dhanka internet-ka ah oo ka dhan ah Yurub iyo sidoo kale weerarkii dhimashada badnaa ee lagu qaaday hoolka riwaayadaha ee Ruushka.
Warbixin uu diyaariyay wariyaha VOAda Jeff Seldin, waxa inoo faahfaahinya Xuseen Barre.
Madal