Isku xirrada

War Deg-Deg ah

FBI-da oo ka digtay looxo ku xiran Shiinaha oo beegsanaya Maraykanka


Agaasimaha FBI-da Christopher Wray
Agaasimaha FBI-da Christopher Wray

Kooxaha xogta jabsada ee ku xiran Shiinaha ayaa bartilmaameedsanaya kaabayaasha dhaqaalaha ee Maraykanka, sidaasi waxaa Congaress-ka Maraykanka u sheegay Agaaismaha Hay’adda Dambi-Baarista ee FBI-da.

Digniintan ayaa imanaysa iyadoo dhinaca kale madaxweyne Biden uu isku dayayo inuu u gacan haatiyo Shinaha sidii xiisadda diblomaaisyadeed loo dejin lahaa.

Weriyahaya VOA-da ee Aqalka Cad Patsy Widakuswara ayaa warbixintan soo dirtay.

FBI-da oo ka digtay looxo ku xiran Shiinaha oo beegsanaya Maraykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG