Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Maxay ka dhigan tahay dacwadda lagu soo oogay Trump?


Xeer-beegti Maraykan ah oo ku sugan gobolka New York ayaa u codeeyey in dacwad lagu soo oogo madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump.

Trump ayaa loo haystaa eedo la xiriira inuu lacag siiyay gabar lagu magcaabo Stormy Daniels, intii lagu guda-jiray ololihiisii doorashada madaxtinimada ee sannadkii 2016.

Haddaba waxa ay ka dhigan tahay dacwadda lagu soo oogay Trump ayaa Maxamed Colaad Xasan uu ka wareystay garyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle oo ku sugan gobolka Minnesota.

Fallanqeyn: Maxay ka dhigan tahay dacwadda lagu soo oogay Trump?
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:40 0:00

XS
SM
MD
LG