Washington —
Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump iyo madaxweynaha xilligaan Joe Biden ayaa guulo waaweyn kasoo hooyay doorashooyinki Talaadadii ha dhacay dalka.
Doorashadii shalay dhacday ayaa musharaxiinta xisbiyadu u kala tartamayeen ergadii ugu badnayd ee xisbi walba. Waxaana doorashooyinkani ay sawir ka bixinayaan cidda xisbi walba u noqonaysa musharaxa madaxtinimo ee doorashada la filayo inay dhacdo bisha November ee fooddda innagu soo haysa.
Haddaba Faysal Deri oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, kana faallooda arrimaha Maraykanka, ayaa Ismaaciil Xuseen Farjar uga warramay sida ay ku soo dhamaatay doorashada.
Madal