Washington —
Dalkan Maraykanka waxaa maanta laga xusayaa 22-guuradii kasoo wareegtay weerarradii loo adeegsaday diyaaradaha la afduubay ee lala beegsaday daaraihii dhaadheeraa ee xarunta Ganacsiga Dunida ee magaalada New York iyo Wasaaradda Gaashaandhigga Pentagon.
Dad ku dhow 3 kun oo qof ayaa ku dhintay weeraradan, waxaana weerarkaas wax weyn ka beddelay xaaladda amniga ee caalamka iyo qaab nololeedkaba dadka Maraykanka iyo meelo kaleba.
Sahra Cabdi Axmed ayaa xuska maalintan iyo sida ay dunida u beddeshay ka waraystay Faarax Aw Maxamuud oo ah qoraa ka faallooda arrimaha Maraykanka.
Madal