Washington —
Madaxweynihii hore ee Maraykanka D. Trump ayaa maxkamad ku taalla gobolka New York ay kusoo oogtay dambiyo la xiriira inuu ka been sheegay diiwaankiisa ganacsiga, ka dib markii uu qariyey lacag uu siiyey haweenay uu xiriir dhex maray.
Haddaba faahfaahinta sidii ay dacwaddu shalay u dhacday, noocyada eedaha, ammaanka magaalada New York intii ay maxkamaddu socotay iyo waxa xigi doona ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay wax ka weydiisay Garyaqaan Cabdinaasir Maxamed Cabdullahi oo ka hawlgala gobolka MN iyo Maxamed Sheekh Xuseen oo arrimaha Maraykanka ka faallooda kuna sugan gobolka Virginia.
Maxamed Sheekh Xuseen ayey marka hore weydiisay sida uu ahaa jawiga magaalada New York intii ay maxkamaddu socotay.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available