Washington —
Shacabka Mareykanka ayaa berri oo Talaado ah u dareeri doona goobaha codbixinta ee doorashada xilliga dhexe, iyada oo ku dhawaad 40 milyan oo ruux ay horay codkooda u dhiibteen.
Musharraxiinta tartameysa oo gaaraya boqollaal ayaa ku tartamaya dhammaan 435-ka kursi ee Aqalka Wakiillada iyo 34 kursi oo ka mid ah Aqalka Sanetka.
Haddaba muhiimadda doorashadan ayaa Nur Xasan Nur uu ka wareystay, Farax Aw-Maxmud Maxamed oo ka faallooda siyaasadda Mareykanka, kuna nool gobolka Minesota.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available