London —
Britain ayaa yaalatay Ra’iisal Wasaare cusub, ka dib labo bilood oo jahwareer siyaasadeed uu dalka ka jiray, markii uu is casilay Ra'isul Wasaare Boris Johnson, kaddib fadeexado hareeyay qaabkii uu u maamulay xayiraadihii COVID-19.
Haddaba Ra’iisal Wasaaraha cusubi waa qof caykee ah? Maxayse yihiin waxyaabaha ugu waaweyn ee la filayo inay wax ka qabato?
Su’aalahaas iyo kuwo ayaa Sahra Ciidle Nuur ay weydiisay Cabdixaafid Cawil Ismaaciil, wariyaha VOA-da ee magaalada London.