Pele oo ahaa boqorkii Kubadda Cagta ee Brazil, kaas oo ku suntan taariikhda Kubadda Cagta ee dunida ayaa xalay ku geeriyooday Isbitaaalka Israelite Albert ee magaalada Sao Polo.
Haddaba muxuu Pele kusoo kordhiyay Kubadda Cagta? Maxaase lagu xagu xasuusan doona? Waxaa falanqeynaya Cabdulqaadir Mursal Samakaab iyo Nuur Xasan Nuur.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available