Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay in Jamhuurigu ay Ilhaan ka saareen Guddiga Arrimaha Dibadda?

Rep. Ilhan Omar, D-Minn., leaves the House chamber at the Capitol in Washington, Feb. 2, 2023. House Republicans voted to oust Omar from the Foreign Affairs Committee. The vote came after her past comments critical of Israel.

Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa shalay u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, ayaga ku eedeeyey hadallo ka dhan ah Israel, waxaana tallaabadan ay sii xumeyneysa xiisadda siyaasadeed ee labada xisbi.

Dimoqraadiga ayaa kalfadhiggii hore guddiyo ka saaray xubno Jamhuuri ah oo ka tirsan garabka-midig ee fog, kuwaas oo lagu eedeeyey hadallo rabshad hurin ah.

Haddaba, Caasha Ibrahim Aden ayaa khadka taleefanka kula xiriirtay Xaashi Shaafi oo ka tirsan xisbiga Demuqraadiga iyo Feysal Derri oo ka tisan xisbiga Jamhuuriga, waxayna wax ka weydiisay waxa ay ka dhigan tahay in Ilhan Cumar laga saaro guddiga arrimaha dibadda ee Congresska, waxaana hadalka ku horreynaya Feysal Derri.

Falanqeyn: Jamhuuriga oo Ilhan Cumar ka saaray guddiga arrimaha dibadda .mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:29 0:00

XS
SM
MD
LG