Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan booqashada Ruto ee Mareykanka

Kenya's President William Ruto speaks during a joint press conference with Japan's Prime Minister Fumio Kishida (not pictured) after their bilateral meeting at the prime minister office in Tokyo on February 8, 2024. (Photo by Shuji Kajiyama / POOL / AFP)

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa toddbaadkan booqanaya dalka Maraykanka kadib markii uu casuumad rasmi ah ka helay madaxweyne Joe Biden, waxaana booqashadiisu noqoneysaa tii ugu horreysay ee nooceeda oo kale ah ee muddo 20 sano ah uu madaxweyne Kenyan ah uu ku yimdaado Maraykanka.

Haddaba booqashada Ruto, waxa xilligan ku soo beegay, iyo waxyaabaha ugu waaweyn ee ay ka wada hadli doonaan masuuliyiinta Maraykanka ayaa Caasha Ibrahim Aden ay ka wareysatay Cabdulaahi Calas oo falaneqeeya siyaasada Africa iyo dowladnmida oo ku sugan magaalada Mandera ee dalka Kenya.

Falanqeynta booqashada Ruto ee Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:26 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG