Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan booqashada Blinken ee Afrika


Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa booqasho ku maraya Afrika, iyadoo ujeedka uu yahay in la xoojiyo xiriirka Mareykanka iyo Afrika.

Hore waxa Afrika u booqday xubno sare oo uu Blinken ka mid yahay, wasiirka Maaliyadda iyo marwada koowaad ee Mareykanka, waxaana la filayaa dhammaadka bishan in Madaxweynaha ku xigeenka Mareykanka ay booqato qaaradda.

Haddaba maxa keenay socdaalkan tirada badan ee wufuudda Mareykanka ee Afrika? Afrikase sideey arrimahani uga faa'ideysan kartaa...? Su'aalahaasi iyo kuwa kaleba waxa ka jawaabaya Maxamed Sheekh Xuseen oo ka faallooda arrimaha ammaanka iyo siyaasadda, waxana uu u waramay Jamaal Axmed Cismaan.

Falanqeyn ku saabsan safarka Blinken ee Africa .mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00

XS
SM
MD
LG