Jabuuti —
Dalka Eritrea ayaa dib ugu soo noqotay xubinnimada urur goboleedka IGAD, oo ay ka baxday 16 sano ka hor.
Wasiirka warfaafinta dalka Eritrea ayaa sheegay in ay tahay tallaabadii u dambaysay ee uu dalkaasi dib ugu soo celinayo xidhiidhka dalalka deriska la ah.
Warbixintan waxa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.
Madal