Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Eritrea oo biloowday abaabul weyn oo ciidan


Masuuliyiinta dalka Eretria ayaa lagu soo warramayaa inay bilaabeen abaabul ciidankooda qalabka sida ah si ay jawaab uga bixiyaan dagaallada kasoo cusboonaaday gobolka Tigray ee waqooyiga Ethiopia, sida ay sheegeen dowladaha Britain iyo Canada.

Mas’uuliyiinta gobolka Tigray ayaa dhowaan ku eedeeyey Eritrea inay kusoo biireen dagaalka ay kula jiraan ciidamada Itoobiya.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee AFP waxaa noo soo koobeysa Falastin Ahmed Iman.

Eritrea oo biloowday abaabul weyn oo ciidan .mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00

XS
SM
MD
LG