Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Erdogan oo cambaareeyey tallaabadii uu qaaday Putin


Recep Tayyip Erdogan

Inkastoo waddankiisa uu waayadii dambe xiriir dhow la lahaa Ruushka, haddana Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa cambaareeyay go’aan ay dowladda Ruushka ku aqoonsatay laba deegaan oo ka mid ah Ukraine oo kala ah Donetsk iyo Lugansk.

Dorian Jones ayaa warbixintan ka soo diray Istanbul, Xuseen Barre Aaden ayaa inoo soo jeedinaya.

Erdogan oo cambaareeyey tallaabadii uu qaaday Putin
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG