Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qalalaasaha Masar

Wararka ka imaanaya magaalada Qaahira ayaa sheegaya in dad badan ay ku dhinteen dalka Masar, ka dib markii ay ciidamada ammaanku ay galeen laba meelood ay degenaayeen dibadbaxayaasha taageersan madaxweynihii xilka laga qaaday ee Maxamed Morsi.

XS
SM
MD
LG