Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duufaano laga cabsi qabo inay ku dhuftaan Gobolka Soomaalida Itoobiya


Bashiir Xuseen Cilmi
Bashiir Xuseen Cilmi

Deegaano ka mid ah dawlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa laga cabsi qabaa inuu ka da’o roob laxaad leh oo duufaano wata.

Xafiiska Maaraynta Khataraha Musiibooyinka ayaa soo saaray digiin la xiriira xaaladdan, iyagoo sidoo kalena sheegay inay sameeyeen diyaar garow arrintan la xiriira.

Wariyaha VOA ee JigJiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa arrintan ka waraystay Bashiir Xuseen Cilmi oo ah wasiir ku-xigeenka xafiiska maaraynta khataraha masiibooyinka dawlad deegaanka.

Duufaano laga cabsi qabo inay ku dhuftaan Gobolka Soomaalida Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG