Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqa Toronto oo kulan la qaatay Soomaalida ku nool magaaladaas


TORONTO
TORONTO

Xilli doorashooyinka magaalada Toronto ay ka harsan yihiin wax ka yar shan maalin, ayaa siyaasiyiinta qaar oo uu ugu horreeyo duqa magaalada Toronto, waxey kulan la qaateen qaar kamid ah bulshada Soomaalida, iyagoo u sheegaya sida ay uga go'an tahay wax ka qabashada dhibaatooyinka ay tabanayaan sida arrimaha dhallinyarada iyo guriyeynta.

Toronto waxaa ku nool Soomaalida ugu badan ee magaalooyinka Canada.

Warbixintan waxaa magaalada Toronto inooga soo direy wariyaheena Hussein Nur Haji.

Duqa Toronto oo la kulmay Soomaalida.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00

XS
SM
MD
LG