Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda UK oo ka jawaabtay tallaabadii uu qaaday Mo Farah


Mo Farah
Mo Farah

Dowladda Britain ayaa qoraal ay soo saartey ku sheegtay in orodyhanka caanka ah ee Mo Farah uu dhiiri gelin u yahay bulshada Britain oo dhan kadib markii uu uu shaaca ka qaaday arrimo qarsanaa oo ku saabsan noloshiisa.

Mo Faarax ayaa sheegay in si sharci darro oo ah qaab tahriibin ganacsi ah isaga oo carruur ah lagu geeyay dalka Britain isaga oo watay magaca ilmo kale si uu ugu shaqeeyo guriga ciddii kaxaysatay.

Afhayeen u hadley dowlada Britain ayaa sheegay in sheekada Mo Farah ay muujinyso xasuusin naxdin leh oo ku saabsan argagaxa ganacsiga tahriibta.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa magaalada London kasoo direy Wariyaha VOA-da ee Qaarada Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil

Dowladda UK oo ka jawaabtay tallaabadii uu qaaday Mo Farah
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00

XS
SM
MD
LG