London —
Dawlada UK ayaa sheegtay inay dhaqan galinayso cunoqabatayno lagu soo rogayo Ruush-ka gaar ahaan shakhsiyaad iyo hay’ado kala duwan, waxayna talaabadan kaga jawaabaysaa kadib markii deegaannada uu Ruush-ku ka qabsaday Ukraine ay sheegeen inay ku biireen.
Warbixin arintan ku saabsan waxa magaalada London nooga soo diray wariyaha VOA ee qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.