Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo dhaqan-gelisay shuruucda Hay’adda Duulista


Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay muhiim tahay in la dhaqan geliyo shuruucda iyo habraacyada kala duwan ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, ayaa daah-furay dhaqan gelinta shuruucda Hay’adda oo ay meel mariyeen golaha wasiirada iyo golayaasha sharci-dejinta.

Weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan kasoo diray Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya oo dhaqan-gelisay shuruucda Hay’adda Duulista
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:27 0:00

XS
SM
MD
LG