Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Dowladda Kenya oo qoraneysa 30-kun oo macallin

Dowladda Kenya ayaa shaqaalaysiineysa tiradii ugu badnayd ee macalimiinta iskuullada dadweynaha, kuwaas oo ay tiradoodu gaarayso ilaa 30 kun.

Arrinta ayaa ku soo aadaysa xilli dalka Kenya laga dareemayo culeyska iyo u diyaar garow la aan ku aadan hirgellinta Manhajka cusub ee waxbarashada ee dhowaan Kenya ay dalkeeda ka hirgalisay.

Haddaba Faarax Isaaq oo ka mid ah bahda waxbarashada Soomaalida magaalada Nairobi ayaa Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed uga warramay arrimahan iyo waxa uu ka dhigan yahay go’aanka ay Dowladdu ku shaqaalaysiinayso macallimiinta..

Dowladda Kenya oo qoratay 30-kun oo macallin.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00

XS
SM
MD
LG