Nairobi —
Mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Kenya ayaa ku howlan dhisidda guddi maamuli doona lacagaha dadka muslimita ay u bixiyaan Zakada, iyagoo sheegay in hindisahaasi sharci ahaan baarlamaaka Kenya ka soo gudbay dowladana hatan ay gacanta ku hayso dhisida guddigaasi.
Warbixintan waxaa Gaarisa kasoo diray Maxamed Faarax Shire.
Facebook Forum