Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Jabuuti oo shaqaaleysiinaysa dadka baahiyaha gaarka ah qaba


Madaxtooyada Jabuuti
Madaxtooyada Jabuuti

Dowladda Jabuuti aya maalmahan ku guda jirta barnaamij wasaaraddaha dalkaasi ay ku shaqaaleysiinayaan 150 qof oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka’a ah qaba.

Shaqaaleysiinta dadka naafada ah ayaa ka dhigan marki ugu horreyey oo Jabuuti laga dhaqaajiyo talaabo noocaan oo kale ah.

Waxay kusoo aadaysaa iyadoo dhawaan madaxweynaha Jabuutii u shaaciyey hindise sharci oo dhiggaya in qeybo ka mida dadka baahiyaha gaarka’a ah qaba loo shaqo geeyo wasaaraddaha dalka.

Faahfaahinta warkaan waxaa noo haya Ramadaan Muuse Jaamac.

Dowladda Jabuuti oo shaqaaleysiinaysa dadka baahiyaha gaarka ah qaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG