Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashooyin xasaasi ah oo Axadda ka dhacaya Turkiga


Turkiga ayaa maalinta Axadda ah ee 31-ka bishan qabanaya doorashada golayaasha deegaanka iyo dowladaha hoose ee dalka oo dhan.

Doorashada sanadkan ayaa imanaysa iyadoo xisbiga AK ee madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu isha ku hayo inuu dib u hanto gacan ku haynta magaalada Istanbul, oo ah magaalada ugu weyn dalka Turkiga.

Natiijada ka soo baxda doorashooyinkan ayaa la filyaa in ay wax badan ka bedesho siyaasadda Turkiga.

Warbixin arrimahaas ku saabsan waxaa Istanbul ka soo diray wariyaha VOA Dorian Jones. Xuseen Barre ayaa faahfaahinta inoo haya.

Doorashooyin xasaasi ah oo Axadda ka dhacaya Turkiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG