Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doon sidda ku dhawaad 400 oo tahriibayaal ah oo luntay


Africa Migrants
Africa Migrants

Doon sidda ku dhawaad 400 oo tahriibayaal ah ayaa ku luntay meel u dhaxaysa Malta iyo Greece, iyada oo biyuhu ay gudaha u galayaan doonta.

Dhacdadan ayaa waxaa sheegay Ururka Alarm Phone, oo si firfircoon uga qayb qaata hawlaha samatabixinta muhaajiriinta ee badda Mediterranean-ka, ayaa sheegay Axadii, iyadoo ay kor u kacday tirada doomaha sida muhaajiriinta.

Warbixin ay wakaladda wararka ee Reuters ka qortay arrintan waxaa inoo faahfaahinaya Xuseen Barre.

Doon sidda ku dhawaad 400 oo tahriibayaal ah oo luntay
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:58 0:00

XS
SM
MD
LG