Madrid —
Ugu yaraan 300 oo qof oo ku safrayay saddex doon oo muhaajiriin ah oo ka tagay dalka Senegal kuna socday jasiiradaha Canary ee Spain ayaa la waayay, sida uu sheegay ururka socdaalka ee Walking Borders Axaddii.
Warbixintan oo ay qortey Reuters waxa inoo soo jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal