Washington —
Amarka madaxweyne Donald Trump ee joojinta muwaadannimada tooska ah ee ay helaan ilmaha ku dhasha Mareykanka qaarkood ayaa keentey dood sharci iyo mid siyaasadeed oo ku saabsan awoodda fulinta iyo wax ka bedelka qodobka 14-aad ee dastuurka.
Qodobka 14-aad ayaa damaanad qaadaya in qof kasto oo ku dhasha ciidda Mareykanka uu yahay muwaadin, arrinkaasoo ah mabda’a udub dhexaad u ahaa xuquuqda madaniga ah ee tan iyo markii la ansaxiyey sharcigan 1868.
Wariyaha VOA ee socdaalka Aline Barros, ayaa warbixintan diyaariyey Sahra Cabdi Axmed ayaa soo jeedinayusa.
Madal