Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dilka gabar Soomaali ah oo caro ka abuuray dalka Canada


Soomaalida dalka Canada ayaa dalbanaya inay caddaalad hesho gabar Soomaali ah oo billowgii bishan lagu dilay magaalada Saskatoon ee dalkaasi Canada.

Qof lagu eedeeyay dilka ayaa markii dambe dammaanad lagu sii daayay, taasoo ka careysiisay bulshada Soomaalida oo hadda qorsheynaya dibad bax ay caddaalad ku dalbanayaan.

Wariyaheena Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Canada inooga soo direy

Gabar Soomaali ah oo lagu diley dalka Canada.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG