Garissa —
Xilli ay wax ka yar hal bil ay ka hareen doorashada madaxtinimada Kenya, ayay mas’uuliyiinta gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ka digayaan suurtagal-nimada amni-darro gobolka ka dhacda.
Warbixintaan waxaa Garisa kasoo diray, Maxamed Faarax Shire.