Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibad-baxyadii ka socday Jaamacadaha Mareykanka oo hoos u dhacay


Waxaa hoos u dhacay bannaanbaxyada iyo cabashooyinka ay samaynayeen qaar ka mid ah ardayda jaamacadaha dalkan Maraykanka, xilli lagu jiray qalin-jebinta oo jaamacadaha iyo iskuulladuba ay fasaxyo galayaan.

Wakaaladda wararka ee Associated Press ayaa warbixintan kasoo dirtay mid ka mid ah jaamacadaha dalkan oo uu khudbaddii qalin-jebinta ka jeedinayey majaajilistaha Israa’iil taageera ee Jerry Seinfield.

Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Dibad-baxyadii ka socday Jaamacadaha Mareykanka oo hoos u dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG