Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibad-baxyada Faransiiska oo u muuqda inay soo qaboobayaan


Dibad-baxyadii ka socday dalka France ayaa u muuqda in ay soo qaboobayaan kadib shan maalmood oo dalkaasi ay ka dhacayeen cabashooyin rabshado wata, oo ka dhishay dil ay booliisku u gaysteen wiil 17-sano jir ah oo lagu magacaabo Nahel oo sal ahaan kasoo jeeda Algeria balse haysta dhalashada Faransiiska.

Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa ka codsaday Wasaaradda Arrimaha Gudaha in ay kordhiso tirada ciidanka ku sugan wadooyinka.

Haddaba wararkii ugu dambeeyay iyo xaaladda dalkaasi ayuu Ridwaan Xaaji Cabdiwali ka waraystay Maxamed Salaad Cali oo ka faallooda arrimaha France kuna sugan Paris.

Dibad-baxyada Faransiiska oo u muuqda inay soo qaboobayaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:01 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG