Khartuum —
Mudaaharaadyo ka dhacay magaalada Khartuum iyo qaybo kale oo ka mid ah dalka Suudaan ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah.
Wariyaha VOA-da ee Qaahira Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan inoo soo diray.