Cairo —
Dalka Iran waxaa wali kasii socda dibadbaxyadii lagaga soo horjeeday dilka gabar dhallinaryo ahayd oo dhimatay xilli booliiska qaabilsan anshuxa ay u qabteen xijaab la’aan darteed.
Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Qaahira kasoo diray wariyaha VOA-da ee Bariga Dhexe, Xuseen Cusmaan Saxnuuni.