Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqatiirta Britain oo sheegay inay samaynayaan shaqo-joojin

Ururka Dhaqaatiirta Britain ayaa sheegay in dhakhaatiirta sare ay sameynayaan shaqo-joojin kumeel gaar ah bilowga bisha soo socota ee September haddii aanay dowladu oggolaan wadaxaajood dheeraad ah oo ay ka yeeshaan dalabkii kordhinta musharka ee hore looga wadahadlay.

warbixin ku saabsan ammuurtan iyo saameynta ay ku yeelaneyso addeeggyada caafimaadka Britain waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarda Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Shaqa-joojinta dhaqaatiirka UK
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG