Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhallinyaro Soomaali ah oo abaal-marino lagu guddoonsiiyey Toronto


Marwo Farxiya Gacal iyo dhalinyarada ay guddoon-siisay abaalmarinta

Urur ka dhisan magaalada Toronto ee dalka Canada oo lagu magacaabo Somali Women's and Children's Support Network ayaa dhallinyaro Soomaali ah guddoonsiiyay abaal-marinno ay kamid yihiin ilaa 30 kombiyuutarrada laptop-ka ah iyo agab kale oo lagu cayaaro kubadda.

Abaal-marinta ayaa lagu sheegay mid lagu dhiirragelinayo dhallinyarada, si looga weeciyo falalka aan wanaagsaneyn ee u horseedi kara dhibaatooyin kala duwan.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji oo ka qeyb galay barnaamijka abaalmarinta ayaa Farxiya Gacal oo madax u ah ururkaasi waydiiyay ujeedka barnaamijka.

Dhallinyaro Soomaali ah oo abaal-marino lagu guddoonsiiyey Toronto
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG