Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Darfur: Ciidamada RSF oo lagu eedeeyey beegsiga isbitaallada iyo xeryaha

Gobolka Darfur ee Waqooyiga dalka Suudaan, dad barakacayaal ah iyo dhakhaatiir ayaa sheegay in ciidamada gurmadka deg dega ah ay weerar ku yihiin isbitaallada iyo xeryaha ku yaal caasimadda gobolka ee El Fasher.

Dhanka kale, hay'adaha samafalka ayaa sheegaya in dunidu aysan wax badan ka ka qaban, iyadoo magaaladii la rabay inay gabaad u noqoto dadka ka barakacay dagaalka Suudaan ay kala xiran tahay.

Henry Wilkins ayaa warbixntan diyaariyay. Xuseen Barre ayaa soo jeedinaya.

Darfur: Ciidamada RSF oo lagu eedeeyey beegsiga isbitaallada iyo xeryaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG