London —
Queen Elizabeth oo ahayd boqoradii ugu taariikhda dheereyd Boqortooyada UK ayaa xalay ku geeriyootey qasrigii ay fasaxa ku qaadan jirtey ee ay ku lahayd magaalada Balmoral ee mandaqada Scotland oo ka tirsan Boqortooyada UK.
Warbxin gaar ah oo ku saabsan geerida Boqorada iyo dareenka Bulshada Britain waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Cadbdixaafid Cawil Ismaaciil.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available