New York —
Dambiyada la xiriira soo-galootiga ee magaalada New York ayaa dad badan oo deggan ay qarka u saaran yihiin, iyadoo qaarkood ay arrintaasi ku eedeeyeen qulqulka muhaajiriinta sharci la’aanta ah ee magaalada ku soo qulqulayay labadii sano ee la soo dhaafay.
Aron Ranen iyo Igor Tsikhananka ayaa arrintan kala hadlay saraakiisha fulinta sharciga, siyaasiyiinta, dadka u dhaqdhaqaaqa iyo muhaajiriinta. Caasha Ibrahim Aden ayaa soo jeedineysa.
Madal