Berlin —
Dalka Jarmalka ayaa Isniintii billaabay inuu hirgaliyo baaritaano uu ka samaynayo baraha kantaroolada ee dhamaanba xuduudaha laga soo galo, iyadoo dawladu doonaysa inay joojiso tahriibka sharci-darrada ah ee dalkaasi lagu soo galo.
Henry Ridgwell ayaa ku warramaya inay suurta-gal tahay in dalal badan oo jaar la ah Jarmalku ay dhaliilaan qorshahan oo ay sheegeen inuu wiiqayo ahmiyadii mabda’a xoriyada dhaq-dhaqaaqa Midowga Yurub,
Cabdixakiim Shirwac ayaa warbixintan soo jeedinaya.
Madal