War Deg-Deg ah

Dalal cusub oo xubno ka noqday Golaha Ammaanka QM

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii si rasmi ah loogu soo dhaweeyay dalalka Ecuador, Japan, Malta, Mozambique iyo Switzerland, iyagoo la wareegay kuraasta labada sano ah ee ay ku guuleysteen bishii June.

Faahfaahinta warkan waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.

Dalal cusub oo xubno ka noqday Golaha Ammaanka QM

No media source currently available

XS
SM
MD
LG