Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaalka Ruushka iyo Ukraine oo saameeyey dalal Carab ah


Dagaalka Ukraine ee Ruushka uu soo qaaday ayaa galay maalintii lixaad, wuxuuna saameyn ku yeeshay dalal badan oo ay ka mid yihiin kuwa ku yaalla Bariga Dhexe iyo Waqooyiga Afrika oo Carab ah.

Dalal badan oo ku yaalla gobolkan ayaa ku tiirsan raashiin maalmeed laga sameeyo dalagyo laga soo dhoofiyo dalalka Ukraine iyo Ruushka, ayada oo durba la dareemayo sare u kac ku yimid cunooyinka qaar ee dalalka Carabta qaarkood.

Warbixintan waxaa Qaahira kasoo diray weriyaha VOA Xuseen Saxnuuni.

Dagaalka Ruushka iyo Ukraine oo saameeyey dalal Carab ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00

XS
SM
MD
LG