Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaalka Gaza oo saameyn ku yeeshay ololaha doorashada Mareykanka


Iyadoo dhawaan uu Maraykanku go'aansaday in uu hakiyo qaar ka mid ah shixnadaha hubka ee uu u diro Israel, ayaa dagaalka Gaza waxa uu hadda noqday qayb ka mid ah hadallada kulkulul ee la isku adeegsado ololaha doorashada madaxtinimada Mareykanka.

Donald Trump ayaa ku biiray siyaasiyiinta kale ee xisbiga Jamhuuriga kuwaasi oo dhaleeceeyay ninka ay siyaasadda ku loolamayaan, Madaxweyne Joe Biden, oo qaatay mowqifka hakinta shixnadaha hubka.

Veronica Balderas Iglesias ayaa warbixintan diyaarisay, waxaana noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Dagaalka Gaza oo saameyn ku yeeshay ololaha doorashada Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:21 0:00




Madal

XS
SM
MD
LG