Mekelle —
Qaar ka mid ah 70,000 oo ka barakacay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, islamarkaana hadda ku sugan dalka Sudan ayaa doonaya inay dib ugu laabtaan guryahooda.
Dadkan ayaa waxaa rajo geliyey in heshiis ay gaareen dowladda Itoobiya iyo jabhadda TPLF ee gobolka Tigray bishii November 2022.
Warkan oo wariyaha VOA Michael Atit uu kasoo direy xerada qaxootiga ee Um Rakuba, waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.