Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacabka Gaza oo soomaya ayada oo weerar uu ku socdo


Israel Palestinians Ramadan
Israel Palestinians Ramadan

Falastiiniyiinta ayaa u dabbaaldegay curashada bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo ay Israa’iil sheegtay Isniinta maanta ah inay weeraro ka fulisay Marinka Gaza.

Rabshadaha sii socda ayaa daba socday wadahadallo lagu guuldaraystay oo toddobaadyo socday oo ay dhex-dhexaadinayeen dalalka Masar, Maraykanka iyo Qatar si loo xaqiijiyo xabbad joojin cusub oo u dhaxaysa Israa'iil iyo Xamaas ka hor bisha Ramadaan.

Warbixin ay VOA ka qortay arrintan, wxaaa inoo haya Xuseen Barre.

Dadka Gaza oo soomaya ayada oo weerar uu ku socdo
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:10 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG