Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadaallo sharci loo raadinayo Soomaalida soo-galootiga ah ee Canada


Magalooyinka kala duwan ee dalka Canada waxaa ka socda olole lagu dalbanayo in dadka magangelyo doonka ah ee ku sugan gudaha Canada la siiyo degenaansho rasmi ah.

Dadka u ololeynaya arrintan ayaa sidoo kale warqado u qoray xildhibaannada ku matela baarlamanka, iyagoo taageero u raadinaya dadaalladooda.

Soomaali ayaa kamid ah dadka siyaabo kala duwan ku galay dalkaas, balse wali aysan aqbalin dowladda Canada.

Wariyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto kasoo diray.

Dadaallo sharci loo raadinayo Soomaalida soo-galootiga ah ee Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00




Madal

XS
SM
MD
LG