Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadaallo lagu wacyigelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed ee Canada

Toronto
Toronto

Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ka socda dadaallo lagu wacyigelinayo dhallinyarada Soomaalida ee magaaladaas, si looga weeciyo falalka aan wanaagsaneyn.

Natiijo wanaagsan ayaa la sheegayaa inay kasoo baxeyso dadaalladaasi.

Maamulka Masjidka Khaalid Bin Waliid ee magaalada Toronto oo ah masjid ay maamulaan Soomaalida, ayaa ka mid ah dadka dadaalladaasi wada.

Abshir Cali Caraale oo kamid ah maamulka masjidka ayaa arrimahan ugu warramay wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji, ugu horreyna waxa uu ka jawaabayaa halka ay marayaan dadaalladaas.

Dadaallo lagu wacyigelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed ee Canada oo socda
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG